Milatariga oo Howl-gal Waddo sifeyn ah ka fuliyay Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

War Saxaafadeed kasoo baxay Taliska ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka howlgalo wado sifeyn ah ka sameeyeen inta u dhaxeysa Wadooyinka magaalada Muqdisho iyo Jowhar. Taliska Milatariga warka kasoo baxay ayaa lagu sheegay Ciidanka xoogga howl-gallo lagu xaqiinayo amniga wadada isku xirta Muqdisho iyo  Jowhar  ay ka sameeyeen deegaannada Qalimow iyo Ceel-Geelow ee gobalka Shabeellaha Dhexe. … Continue reading Milatariga oo Howl-gal Waddo sifeyn ah ka fuliyay Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar